Sawirro: DF oo xareysay Odayaasha saxiixayaasha Galmudug

odayaasha galmudug

Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug ayaa maanta billaabay xareynta odayaasha saxiixayaasha Galmudug, iyada oo qaar kamid ah odayaasha la dejiyay deegaannadii loo qorsheeyay.

Odayaasha ayaa waxaa ay guda galayaan hannaanka soo xulista xildhibaannada oo qayb ka ah dhameystirka dhismaha Galmudug loo dhanyahay.

Guddoomiyha Guddiga farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa Odayaasha saxiixayaasha kula dardaarmay in ay si cadaalad ah ay u soo xulaan xilldhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Odayaashaan Maanta la xareeyey ay yihiin Odayaasha rasmiga ah ee saxiixayaasha Galmudug, xilli Maanta mid kamid ah beelaha dega Galmudug ay sheegtay in Suldaankoodii la bedelay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here