Mudaharaadyada isbddelka cimilada caalamka ayaa dunida oo dhan ka socda, iyada oo malaayiin qof ay ka qayb qaateen “iyaga oo dalbanaya in la helo cimilo caddaalad ku dhisan” dadka oo dhanna deeqda.
Ololahan waxaa sabab u ahayd gabar yar oo lagu magacaabo Greta Thunberg, oo dalbatay iney 1.1 milyan oo caruur ah ay ka qayb qaataan mudaharaadka iyaga oo maalintaa ka harayo waxbarashada.
Waa kuwan qaar ka mid ah sawirrada laga qaaday mudaharaadyada dunida oo dhan ka socda.
Magaalada Melbourne, Australia
Magaalada Bangkok, Thailand
Mudaharaadayaasha waxay sida meydki iisu wareen afaafka hore ee xafiiska Wasaaradda Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga Bangkok.
Magaalada Berlin, Germany
Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee ka dhacaya bartamaha magaalada Berlin
Magaalada London, UK
Mudaharaadayaal isugu yimid bartamaha fagaaraha Trafalgar ee magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Magaalada Cambridge, UK
Southampton, UK
Inta ay goobta mudaharaadka ka dhacayo ay gaadhin ka hor dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka waxay soo muuqdeen iyaga oo dhar cas soo xidhay.
Magaalada Nairobi, Kenya
Magaalada Warsaw, Poland
Lodz, Poland
Prague, Czech Republic
Mudaharaadayaal isugu yimid fagaaraha Old Town ee dalka Prague.
Magaalada Quezon ee dalka Philippines
Mudaharaadayaasha cimilada deegaanka waxay mudaharaad qurux badan ku qabteen jaamacadda Philippines ee magaalada Quezon oo ku taallo bariga Manila, dalka Philippines.
Magaalada New Delhi, India
Xeebta Sanur Bali, Indonesia
XIGASHO: BBCSOMALI