Somaliland oo si kulul uga hadashay qoraalkii ay DF ugu hanjabtay Taiwan

yaasiin faratoon

Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga hadashay Qoraalkii shalay kasoo baxay Dowladda Soomaaliya, kaasi oo lagaga hadlay xidhiidhka muddooyiinkii u dambeeyay dhexmarayay Somaliland iyo Taiwan.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin hanjabaadaha dowladda Soomaaliya ay ku heyso dowladaha xidhiidhka wanaagsan la leh Somaliland.

Qoraalka oo ku qornaa Luuqada Ingiriiska ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba ayna ogolaan doonin in fara-gelin siyaasadeed lagu sameeyo Arrimaha Dibadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here