TOOS GAROWE: Shirka wadatashiga Maxamuud Saleebaan oo shaqaale lagu camirtay

shirka wadatashiga puntland

Toos u daawo Shirka wadatashiga Beelaha Maxamuud Saleebaan oo maanta ka furmaya magaaladda garoowe.

Shirka oo ay kamaqan yihiin Beelaha Sool, Sanaag iyo Cayn, sida kale beesha Leylkase, iyo Gobolka Barri, ayaa la sheegayaa in hoolka shirku ka dhacayo laga soo buuxiyo dad shaqaale ah, oo sheeganaya Beelava Maqan.

TOOS U DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here