Wasiir Beyle: Adduunka dad deyn lagu yeesho anaga ugumana horeyn

wasiirka maaliyadd somalia bayle

Shirka looga hadlkayey arrimaha deyn cafinta soomaaliya ayaa shalay lagu soo gababeeyey caasimadda Addis Ababa, kaas oo 6-dii bishan ka furmay dalka itoobiya. Shirkan oo ay kasoo qayb galeen hay’adda lacagaha adduunka iyo hay’ado kale ayaa lagu lafa gurayey hanaanka deyn cafinta somalia.

Dhanka kale Qaramada Midoobey ayaa dhawaan shaacisay in toddobo dal oo ay Soomaaliyaa ku jirto aysan ka codeyn doonin shirweynaha Qaramada Midoobey wixii ka danbeeya bisha September deymaha lagu leeyahay awgeed.

Haddaba halka ay wax marayaan ayaa Weriyaha BBC-da Cabdirizaaq Xaaji Catoosh ka wareystay Cabdirahman Ducale Beyle oo ah wasiirka maaliyadda ee Somaliya.

Shirka looga hadlkayey arimaha deyn cafinta Soomaalyia ayaa shalay lagu soo gababeeyey caasimadda Addis Ababa, kaas oo 6-dii bishan ka furmay dalka itoobiya.Halka ay wax marayaan ayaa Wariyaha BBC-da Cabdirizaaq Xaaji Catoosh ka wareystay Cabdirahman Ducale Beyle oo ah wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya.

Slået op af BBC News Somali i Torsdag den 16. januar 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here