Xildhibaano gudoonka Barlamaanka u gudbiyay Mooshin ku saabsan maqaamka Caasimadda muqdisho

mooshin maqaamka muqdisho

Xildhibaano tiro badan ayaa gudoonka golaha shacabka ee Baarlabaanka Federalka Soomaaliya u gudbiyay Mooshin ku saabsan maqaamka Caasimadda muqdisho si ay u soo saaraan xeer gaar ah oo loogu sameeynayo Maamul gaar ah oo uu yeesho Gobalka Banaadir.

Xildhibaabnadan ayaa mudo u ololeynayay sidii ay metalaad rasmi ah ay u heli lahaayeen shacabka 3-da Milyan ee ku nool caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Arrintaan oo xasaasi ah ayaa Dowlado badan oo dalka soo maray ay suurtagelin waayeen sababo badan jira awogood, waxaana hadda socda dadaalo arrintaasi lagu xalinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here