Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odawaa ayaa si cadho leh uga jawaabay dhalinyaro lagu xasuuqay degaanka Gololey, dad siyaasiyiin sheeganaya iyo cadowga umadda Soomaaliyeed ku eedeeyeen inay dileen ciidamada Xooggu.
General Odawaa ayaa yiri ” masuuliyiinta qaarkood waxay kala garan waayeeen Mucaaridnimada iyo masuuliyada guud qaranka”
Daawo