Daawo General Odawaa: masuuliyiinta qaarkood waxay kala garan waayeeen Mucaaridnimada iyo masuuliyada guud

komandoos gorgor ururka4 2

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odawaa ayaa si cadho leh uga jawaabay dhalinyaro lagu xasuuqay degaanka Gololey, dad siyaasiyiin sheeganaya iyo cadowga umadda Soomaaliyeed ku eedeeyeen inay dileen ciidamada Xooggu.

General Odawaa ayaa yiri ” masuuliyiinta qaarkood waxay kala garan waayeeen Mucaaridnimada iyo masuuliyada guud qaranka”

Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here