Dawlad gobaleedyada Galmudug, H/Shabeelle, K/Galbeed iyo Gobalka Banaadir ayaa soo saaray qoraal wada jir ah oo ku taageereen go’aankii baarlamaanka Faderaalka.
Waxay xuseen in ay mar kaska diyaar u ahayeen hirgalinta Heshiiskii 17-kii September, laakiin dhinacyo kale ka socon waayay.