LATEST ARTICLES

SAWIRRO XILDHIBAANADDA FEDERAALKA EE SSC OO BOOQDAY LAASCAANOOD

Xildhibaanadda Federaalka Soomaaliya ee SSC ee ayaa maanta booqasho ku yimid magaaladda Laascaanood. Xildhibaanadda waxay kulan iswareysi ah la...

XOOGAGGA SSC OO GUULLO BALAADHAN KA SOO HOOYEY DAGAALKA SOOL

Ciidamadda SSC ayaa guullo la taaban karo ka soo hooyey dagaalada ka socda duleedka Magaaladda Laascaanood, halkaas oo ay difaacayaa Maleeshiyadda SNM...

DAGAALO CULUS OO KA QARXAY DULEEDKA BARI EE LAASCAANOOD

Dagaallo culus oo aan waxba laysu reeban ayaa ka socda dhanka bariga ee magaaladda Laascaanood, wuxuuna xoog uga socda Maraaga iyo Goojacade.

GARAAD JAAMACOW XABADDA IYO XUMAANTA BUU MUUSE BIIXI FAHMAA

Garaad Jaamac Garaad Caliyow waxaa Muhiim ah in aad deristo dhaqanka cadowgaaga si aad uga guuleysato, Madaxweynaha Hargeysa Muuse Biixi wuxuu fahmaa...

DAWLADDA FEDERAALKA IYO M GOBOLEEDYADA OO BAYDHABO SHIR UGA FURMAY

Shirka dowladda federaalka ah ee soomaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka koonfur galbeed. Shirkaasi...

MAXAA KUGU DHACAYA HADAAD CUSBO BADAN CUNTO?

Si dhadhan loogu yeelo cuntada, cusbada waxay qayb muhiim ah ka tahay raashin kasta ee dunida yaalla. Laakiin dad...

DAAWO GUDIGA AAYAHA SSC OO KA WARBIXIYEY ARRIMO XASAASI AH 15-KII CASHO EE U DAMBEEYEY

DAAWO GUDIGA AAYAHA SSC OO KA WARBIXIYEY ARRIMO XASAASI AH OO DHACAY 15-KII CASHO EE U DAMBEEYEY.

RUUSHKA OO SOO RIDAY DIYAARAD CIIDANKA MAREYKANKU LEEYAHAY

Ruushka wuxuu soo ridday diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn oo ay leeyihiin ciidanka Marekanka. Tan oo markiiba Pentagon-ka iyo xubno u hadlay...

DACAAYADEYNTA DAHABSHIIL GROUP DAGAALKA LAASCAANOOD LOOGU SOO GABANMAAYO

Waxaa waajib ah in dhamaan Jamaahiirta SSC la xusuusiyo in Ujeedada halgankooda aanay ku jirin Aargoosi iyo waxyeelaynta qabiil gaar ah, balse...

DAAWO MUUSE BIIXI OO ISKA INDHO-TIRAYA XAQIIQADA DAGAALKA LAASCAANOOD

Madaxweynaha Maamulka Hargeysa Muuse Biixi Cabdi ayaa si aan waaqici ahayn uga hadlay nabadgelyo ka dhex dhacda Maamulka SSC-Khaatumo iyo Somaliland, isagoo...

Most Popular

HAMBALYO DARAAWIISHTA QARANKII SOMALILAND WAXAAD GAARSIISEEN YAA IRIR SAMAALLE AH

Waxaa umadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto Jamaahiirta SSC ugu hambalyeynaysaa in Qarankii Somaliland iyo Ictiraafkii raadintii 33 sano ay maanta ku...

NIN DAD KU LAAYEY XARUN AY MUSLIMIINTU KU CIBAADEYSTAY OO LA XIRAY

Labo qof ayaa toorrey lagu dilay xilli ay ku sugnaayeen xarun ay Muslimiintu ku cibaadeystaan oo ku taalla caasimadda dalka Bortaqiiska ee...

UGU YARAAN 20 QOF OO CUMRO U TEGAY SACUUDIGA OO SHIL KU DHINTAY

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku geeriyootay 29 kalena waa ay ku dhaawacmeen shil bas oo ka dhacay dalka Sacuudiga, sida ay...

VIDEO IYO SAWIRRO ISIMADDII MUQDISHO KA YIMID OO LAASCAANOOD LAGU SOO DHOWEEYEY

Madax-dhaqameed Soomaaliyeed oo ka soo kicitimay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Laascaanood. Wftigan dhaqanka...

Recent Comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here