Wasiir ka tirsanaan jiray Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo ayaa taageero iyo hambalyo u diray Madaxweynaha Ismacaabay ee Ahlusunna ee Shiikh Shaakir ee sheegtay in loo doortay Maamulgoboleed Goboleed Galmudug.
Wasiir hore Yuusuf Osman Garas ayaa qoraal uu bartiisa facebooka soo digay Dawladda Federaalka ugu baaqay inay taageerto Maamulkaas.
hoos ka Akhriso qoraalkii Wasiir Garas
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10156993916443177&id=541768176