Somaliland:Wasiir ka tirsanaan jiray Xukuumaddii Siilaanyo oo Taageeray Maamulka Ismacaabay ee Ahlusunna

yuusuf garas

Wasiir ka tirsanaan jiray Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo ayaa taageero iyo hambalyo u diray Madaxweynaha Ismacaabay ee Ahlusunna ee Shiikh Shaakir ee sheegtay in loo doortay Maamulgoboleed Goboleed Galmudug.

Wasiir hore Yuusuf Osman Garas ayaa qoraal uu bartiisa facebooka soo digay Dawladda Federaalka ugu baaqay inay taageerto Maamulkaas.

hoos ka Akhriso qoraalkii Wasiir Garas

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10156993916443177&id=541768176

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here