Hoggaanka ururka TPLF ayaa hambalyo u dirtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya kadib markii farriin soo dhigeen Twitter-ka.
TPLF waxay sheegeen inay kalsooni ku qabaan hoggaanka cusub isla markaana ay diyaar u yihiin in iskaashi dhanka amniga gobolka ah ay la yeelan doonaan madaxweynaha cusub.