Jamaahiirta Beelweynta Garxajis ayaa maanta cagta mariyey qaar ka mid ah maleeshiyadda Jeegaanta ee uu hogaamiyo Gacan ku dhiigle Muuse Biixi Cabdi kuwaas oo isku deyay inay soo fuulaan Buuraha Gacan Libaax.
Maleeshiyadda Muuse waxaa la gaarsiiyey khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo hub laga furtay, waxaana dhamaan goobihii lagu dagaalay isku fidiyey Jamaahiirta xaq u dirirka ah ee Beelweynta Garxajis.