Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya Xasuuqa ka socda magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood.
Akhriso qoraalka: