Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey Magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland.
Cabdirisaaq waxaa soo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash.
Masuuliyiinta ayaa ka wadahadlay dhameystirka xoreynta Gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn.
Cabdirisaaq Khaliif ayaa Xilka Gudoomiyenimadda iska casilay kadin markii Ciidamadda Somaliland ay xasuuq u geysteen dadka shacabka ah.