D FEDERALKA OO SHEEGTAY IN SSC KHAATUMO LAGU DARI DOONO MIISAANIYADA 2024

calanka khaatumo

Gudoomiyaha Guddiga Maaliayada Baarlamaanka Jamhuuriyda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Faarax Nuur ayaa Golaha ka hor sheegay in miisaaniyada soo socoto lagu daro SSC oo ah maamul soo socda.

In golayaasha labada aqal iyo fagaaraha siyaasada Soomaaliya looga doodo khaatumo waxaa keeney isku duubnida iyo tanaasulka shaqada ka socota Gobolada SSC.

Arintan waxaa aad ugu mahadsan xildhibanada labada aqal ee deegaanka SSC-Khaatumo ku metela Golayaasha oo aan hadh iyo habeentoona ka fariisan danta degaanadooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here