DAAWO BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO XASUUQA LAASCAANOOD GUDI U SAARAY

sheekh aadan madoobe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa gudi u saaray xasuuqa ay Maleeshiyadda SNM ee uu hogaamiyo Gacan-ku-dhiigle Muuse Biix ka wadaan Magaalada Laascaanood.

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay inuu isagu magacaabi doono.

Mooshinkan waxaa maalmihii ugu gambeeyey abaabulayey Xildhibaano uu hogaaminayo Xildhibaan Cabdi Ibrahim Warsame (Qawdhan).

DAAW:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here