Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka REJO Cabdilaahi Dahab oo saxaafadda la hadlay ayaa fariin u diray taageerayaasha Ururka ee Gobolka Maroodi-jeex.
Fariinta ayaa ku saabsanayd isusoo baxa Kormeerka Madaxtaabashada ururka oo berito magaaladda Hargeysa ka dhici doonta.
DAAWO FARIINTII GUDOOMIYAHA: