Shacabka Gobolka Selal, ayaa si mug iyo miisaan leh u taageeray Urur Siyaasadeedka REJO iyo Mudo Kordhinta loo sameeyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Taageeraddan ayaa dabada socota taageero balaadhan oo beelaha Darafyadda Somaliland ay u muujinayaan Urur Siyaasadeedka REJO.
Taageeradan oo aanay u kala harin Bulshadda ku dhaqan Gobolka Selal ayaa hadalo taageero ah iyo hambalyo ah u soo diray Madaxweynaha Somaliland iyo Gudoomiyaha Ururka REJO CABDILAAHI DAHAB:
DAAWO: