DAAWO URURKA REJO OO MAANTA XARUNTII LABAAD HARGEYSA KA FURTAY

ururka rejo3

Urur Siyaasadeedka REJO oo ka mid ah Ururadda ugu cadcad ee Somaliland ka jira ayaa maanta Xarun labaad oo balaaran ka furtay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Kadib murti iyo maaweelo ay bahda fanaaniintu soo bandhigeen, waxaa xariga laga jaray Xarunta.

Waxaa goobta ka hadlay Gudoomiyaha Ururka REJO Cabdilaahi Axmed (Dahab), oo isagu xafiiska furay, isagoo baaq u diray taageerayaasha iyo Bulshadda Somaliland.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here