Doqoni sokeeye uun bay dhibtaa, Cabdiraxmaan Cirro cadowga keliya ee uu leeyahay waa Garxajis, hamigiisa ugu weynina waa siduu u gumeyn lahaa, shacabka la weeraray ee xasuuqa lala rabay wax hayska celinina oo qoryaha dhulka dhiga waxay la mid tahay doqontii nebi Muuse u hiiliyey.