Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) ayaa xaqiijiyey Caasimada Soomaaliya ay joogaan kooxo abaabulan oo u taagan kala-goynta soomaaliya oo Jamhadda SNM biisho, kuwaas oo ku jira golayaasha qaranka, isagoo ku tilmaamay Khiyaamo Qaran in Goleyaashii Qaranka ay ku jiraan dad aan aaminsanayn midnimadda Soomaaliya.