Ciidamadda jamhadda SNM ee la magac baxday Somaliland ayaa weerar ku soo qaaday Galbeedka iyo Barriga magaalada Laascaanood, iyadoo ay u jilib dhigayaan Jamaahiirta Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn.
Gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi ayaa weeraro nafla caarinimo ah ka wada daafaha Magaalada halkaas oo Jamaahiirtu u diiday inay gudaha u galaan magaaladda.