Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamadda Somaliland iyo Ciidamada xaq u dirirka ah ee Gobollada SSC ayaa maalintii 8aad magaalada Laascaanood ka socda, kadib markii ay weerar soo qadeen Somaliland.
Taliska Muuse Biixi Cabdi ayaa madaafiic culus ku garaacaya magaalada iyo dadka shacabka ah.