Dagaal aad u culus ayaa saakay mar kale ka qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaana la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan. SNM ayaa maalintii 13aad soo weerartay magaalada.
Arinta ayaa muujinaysa inaan wax xabadjoojin ah suurto gelayn illaa Ciidamadda Muuse Biixi ay Goboladda SSC ka baxayaan.