Maleeshiyadda Maamulka Muuse Biixi ayaa saaka weerar ku qaaday magaaladda Laascaanood, halkaas oo ay fooda isku dareen Jamaahiirta iyo Ciidamadda SSC.
Dagaalka ayaa saaka maalintii 6aad galay, arintan ayaa waxay ka hor imanaysaa xabadjoojin uu maamulka Hargeysa xalay ku dhowaaqay.