Dagaalka ka socda magaaladda Laascaanood ayaa maalintii sadexaad galay, waxaa lays weydaarsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan, Jamaahiirta xaq u dirirka SSC ayaa durba la soo werinayaa inay guulo gaareen.
Maleeshiyada SNM ayaa si aan kala sooc lahayn hub ka waaweyn magaalada ugu duqaynaya.