Dagaalka ka socda hareeraha magaalada Laascaanood ee u dhexeeya ciidamada degaanka iyo Maleeshiyada SNM ayaa maalintii afraad galay, waxaa laysku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan.
Maleeshiyadda Hargeysa ayaa si toos ah u bartilmaameedsanaysa duqaynta adeegyadda Bulshada iyo dadka shacabka ah, halka ciidamada Degaankuna ay difaac naf-hurnimo ah kala hortageen, taasoo dhalisay inay saacad walba ka sii durkiyaan magaalada.