Weli waxaa Magaaladda Laascaanood ka socda Xasuuq ay shacabka u geysanayaan Maleeshada gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi Cabdi, waxaa cusbitaalka Manhal laga soo sheegayaa in la keenay Dhimashadii iyo dhaawacyaddii shacabkii tiknikadda loo adeegsaday.
Waxaa Cusbitaalka Manhal looga baahan yahay dhiig lagu shubo dhaawacyadda gaar ahaan B-, sidaasdarteed waxaa laydiinka codsanayaa inaad si deg deg ah u bixisaan dhiigyada loo baahan yahay.
GUUSHU WAA DHOWDAHAY EE JIHAADKA HALA WADO.
#SSCGENOCIDE