Gudigii ganacsatada ee isku xilqaamay sidii xal waara loogu heli lahaa murankii doorashooyinka Somaliland ayaa soo saaray go’aano ay xal u arkeen.
Gudiga ayaa xalkooda oo ah in labadda doorasho ee Madaxtooyada iyo ururadda laysku sidko, iyagoo sheegay inay u gudbinayaan goleyaasha sharcidejinta Somaliland si ay sharciga u waafajiyaan.
Ganacsatada ayaa xisbiyada iyo ururadda ugu baaqay inay taageeraan xalkooda.
Daawo