Gudoomiyihii Baarlamaanka SNM Cabdirisaq Khaliif Axmed ayaa iska casilay xilkii uu u hayey.
Cabdirisaaq ayaa yiri “Waxaa aan iska casiley Xilkii Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland iyo Xubinnimadii xisbiga Waddani ee aan ka tirsanaa.”
Newspaper is your news, entertainment, music fashion website. We provide you with the latest breaking news and videos straight from the entertainment industry.
Contact us: contact@yoursite.com