Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka REJO ayaa buux-dhaafiyey Xarunta Ururku ku leeyahay Magaaladda Hargeysa oo ay ka dhacaysay Madaxtaabashadda 1000 qof.
Dhacdadan maanta ayaa Ururka REJO ka dhigeysa Gobolkii labaad ee uu si balaaran ugu soo bandhigo dhigo taageeradiisa iyo cududiisa Siyaasadeed, inkastoo tiradda isusoo baxayaashu aad u badnayd haddana waxaa Gudiga Diiwaangelinta Ururadu diiwaangeliyeen 1500 oo qof.
DAAWO TIRADDA LA DIIWAANGELIYEY:
DAAWO HADALKII GUDOOMIYE DAHAB: