IRAQ OO WADDANKEEDA KA CAYRISAY SAFIIRKA SWEDEN GUBISTII QURAANKA KADIB

kitaabka quraanka

Sida ay sheegayaan wararka na soo gaaraya wadanka Ciraaq ra’iisulwasaaraha wadankaas ayaa ceyriyay safiirka dawladda Sweden u fadhiyay wadankiisa kadib markii mar labaad uu nin kale gudaha Sweden kula xadgudbay Quraanka.

War ka soo baxay dawladda ayaa lagu sheegay in Baghdad ay sidoo kale u yeeratay safiirkeedi fadhiyay Sweden.

Wakaalada wararka Ciraaq ayaa sheegtay in dawladdu ay ka mamnuucday in Sweden ay cagaha soo dhigto dalka Ciraaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here