Dhamaan Jamaahiirta, Qalasyadda, Ciidamadda iyo shacabka nasiibdarro ah in qabiil idiinka hub iyo ciidan liita uu maalin walba ku hanjabo inay qabsanayaan degaamada SSC, waxaa idiinku waajib ah inaad cashar ay ku iloobaan u dhigtaan oo u diyaargaroowdaan inaad ka dhabeeyaan hadalkii Garaadka Guud ee SSC-Khaatumo ee uu ku amray in haddii Beesha Isaaq mardambe degaamada SSC sheegato guryahooda lagu weeraro oo Burco iyo Hargeysa loogu tago.
Jamaahiirta Xuduudkeedu waa xuduudka Soomaaliya ee Lowyacado, waana idiinku waajib inaad soo xirtaan, ma jirto cid aad amar uga sugtaan waajib idiin saaran, ma jirto cid wadahadal la geli karta beel Soomaalinimaddii ka baxday oo hadana degaamadaadii sheeganaysa, Isimadda SSC ee uu macalinka u noqday Boqorka dibadwareega ah ee Habarjeclo Boqor Buurmadow, waxaa la gudboon inay naftooda u xishoodaan oo ku hadlaan hadal garasho iyo gari ka muuqato oo waqtigiisa ku haboon, waxaa idiinka muuqata inay idiinkaga dhegtay Habarjeclo nabad baan ugu baaqaynaa ka waantooba arintaas, HABARJECLO WAA IN LA GAARSIIYAA HEER AY NABADGELYO U BAAHATO. ISAAQ OO DHAMI HADDUU ISA SOO RAACO CIIDANKII JAMAAHIRTU CUNTAY MID KA BADAN KEENI MAAYAAN.