JIHAADKII LAASCAANOOD OO MAALINTII 7AAD GALAY, HUB CULUS OO SHACABKA

sawiro laascaanood2

Waxaa magaaladda Laascaanood maalintii 7aad ka socda Banaanbaxyo iyo Rasaasta lidka diyaaradaha oo ay isticmaalayaan Maleeshiyadda gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi Cabdi.

Weli lama soo sheegin khasaaraha saaka ka dhashay rasaasta cadowtinimadda ah ee ay maleeshiyadu u adeegsanayso shacabka xaq-u-dirirka ah, ee u dagaalamaya midnimadda Soomaaliyeed.

Horgaladda gooni-u-goosatada ayaa qaybinaya lacago farabadan oo shacabka layskaga horkeenayo, ismarkaana lagu wiiqayo kacdoonka 7 jirsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here