LAASCAANOOD: XASUUQII OO MAALINTII 8AAD SOCDA IYO DHIMASHADA LABADA DHINAC

kacdoonka ssc

Mudaharaad, Xasuuq Laascanood iyo iska caabin xoogan ayaa maalintii 8aad magaaladda Laascaanood ka socota.

Maleeshiyadda Muuse Biixi Cabdi ayaa isticmaalaya Rasaas aan loo miidaan deyaynin oo ay shacabka u adeegsanaya, sidoo kale waxay bilaabeen inay bililiqaystaan qoryaha.

Isgaarsiinta Magaalada ayey jareen oo waxaa adag wararka oo dhameystiran in la helo, laakiin waxaa la xaqiijiyey in kacdoon uu ka shidiiday wadaad mid ka mida masjidyada ka adimi jiray, halka Maleeshiyada daalimiinta ee Muuse Biixi laga dilay kuwo guryo biliqaysanayey, sidoo kale kuwo nool la qabtay.

Shacabka SSC ayaa balanqaaday inay sii wadayaan halganka ay kula jiraan gooni-u-goosatada ilaa inta ay ka ogolaysiinayaan midnimadda Soomaaliyeed iyo wadajirka Muslimiinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here