Mareykanka, oo hadda hadlay dagaalka Laascaanood, waxay sheegen in ay ka xun yihiin shacabka la duqeynayo ee Laascaanood, ee guryahooda laga barakiciyey 185 000 oo qof, waa in dagaalka lajoojiyo ayay dhaheen, cida masuuliyada lehna waa lala xisaabtami doono.
#SSCGENOCIDE #SSC