Bulshooyinka Gobolka Sanaag ayaa si aan kala har lahayn u taageeray Mudo-kordhinta loo sameeyey Madaxweynaha Somaliland iyo Urur Siyaasadeedka REJO.
Bulshooyinka Gobolka ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay taageeraan Urur Siyaasadeedka Rejo, oo ay u arkaan inuu wax badan ka bedeli doono siyaasadda Somaliland.
Waxaa soo muuqanaya in URURKA REJO uu cuni doono URURKA WADDANI ee mudadda dheer ka mid ahaa sadexdii Xisbi ee Somaliland ka jiray, balse iminka si hawliya u luminaya taageeroyaashiisa.
DAAWO TAAGEERADDA REER SANAAG: