Urur Siyaasadeed REJO ayaa maanta magaaladda Berbera ku soo bandhigay, taageerayaal farabadan, kuwaas oo u sahlay inuu Ururku buuxiyo shuruudihii Madaxtaabashadda ee looga baahnaa.
Waxaa goobta ka hadlay Gudoomiyaha Ururka Cabdilaahi Dahab oo u mahadnaqay taageerayaasha.