Kumanyaal ka mid ah taageerayaasha Urur Siyaasadeedka REJO ayaa saaka isugu soo baxay goobtii loo cayimay ee Madaxtaabashada 1000 qof ee Ururadda Siyaasada Somaliland.
Sacab iyo ciyaar dhaqameed ayaa goobta is qabsaday. Gebagebadiina waxaa taageerayaasha u mahadnaqay Gudoomiyaha Ururka REJO Cabdilaahi Dahab.
Ururkan ayaa dhamaan Goboladii la soo tiriyey taageero balaadhan oo uu degaamadaas ku leeyahay muujiyey.












