TAAGEERAYAASHA URURKA REJO G SOOL OO TAAGEERAY MUDO KORDHINTA M MUUSE BIIXI

ururka rejo2

Bulshada qaybaheeda kala duwan iyo Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka REJO ee Gobolka Sool ayaa si weyn u taageeray mudo kordhintii Golaha Guurtida Somaliland u sameeyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo mudo 2 sano ah loogu daray mudo xileedkiisii.

Taageerayaasha sidoo kale bogaadin u diray gudoomiyaha Ururka Cabdilaahi Axmed (DAHAB) iyo ku xigeenkiisa kowaad Cabdirisaaq Maxamed Jaamac Sanweyne.

Odayaasha iyo Bulshada Gobolka ayaa ururka u rajeeyey inuu bedelo xisbiyadda hadda jira, iyagoo u balanqaaday inay codkooda siin doonaan.

Daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here