Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Urur Siyaasadeedka REJO Cabdirisaaq Maxamed Jaamac (Sanweyne), ayaa shacabka Somaliland uga digay kuwa qabiilka ku Awr kacsadda, isagoo ugu baaqay IN TII AY MUDAHARAADI LAHAAYEEN OO DHAGAX TUURI LAHAA YEEN AY FARTOODA TUURAAN OO DHOORASHO IYO DIMOQRAADIYADA ISTICMAALAAN.
Daawo hadalkii Gudoomiye Cabdirisaaq Sanweyne