Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay, in ka badan 100 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ay Jimcihii hotel Xayaat ee Muqdisho ku qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab.
Haddaba VOA ayaa waxaa u suurtogashay inay wareysi la yeelato Cabdulqaadir Maxamuud Nuur Faatul oo ka mid ah mulkiilayaasha hoteelka Xayaat.
Haaruun Macruuf ayuu uga warramay weerarkan.