WAXAY U SHIHIIDEEN SHARAFTIINA IYO MIDNIMADDA EE HALGANKU HA SOCDO BERITO U DIYAARGAROOBA

shihiidiin laascaanood 30122022

Shacabka SSC waxaan u sheegaynaa in halgankii uu habeenkii lixaad galay, maanta cadowga ilaahay ee idiinku soo duulay waxaad gaarsiiseen khasaare iyo ceeb balaaran, waxaad caalamka tusteen xumaanta, ciilqabka iyo aargoosiga Muuse Biixi, Ina Kaahin iyo Maleeshiyadda SNM.

Maanta waxaa idinka shihiiday halgameyaal badan oo u shahiiday sharaftiina, midnimada iyo wadajirka Islaamka iyo Soomaalinimada, (WAA ILAAHAY MAHADIIS INAY SHIHIIDEEN IYAGOO NADIIFA OO SIDA HORGALADDA AAN NIJAAS AHAYN), waxaa laydiin kula dagaalamayaa waa guryihiina, waa waajib idin saaran inaad difaacataan, kacdoonka iyo halganka ha xoogeysto, berito subaxna haloo diyaargaroobo (XABAD XABAD BAA KAA FUJISA).

GURYAHA DHUFAYS KA DHIGTA, DABAQYADA QORYAHA LA FUULA, HOW BURBUREEN SIDII KUWOODA U BURBURIYEEN, FAQASHKII KAADI BAY CABSIISEE, XAARKA CUNSIIYA.

GUUL IYO GOBANIMO SHACABKA SSC.

#SSCGENOCIDE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here