Xildhibaan Cabdi warsame (Qawdhan), ayaa maanta Golaha Shacabka Dawladda Federaalka Soomaaliya ka hor sheegay xasuuqa dilka tacadiyada iyo Barokicinta uu maamulka Muuse Cabdi ka wado Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn, isagoo ku baaqay in si gaar ah looga hadlo.
DAAWO: