Tahniyad meher iyo Aroos Maxamed Xuseen iyo Asha Osman Ibrahim Warsame

tahniyad meher1

AABBE OSMAN IBRAHIM WARSAME IYO HOOYO FAADUMO XAAJI CAWED waxay tahniyad aroos iyo hambalyo u dirayaan Maxamed Huseen Muqtaar iyo Asha Osman Ibrahim Warsame oo maanta meherkooda iyo arooskoodu ka dhacay magaalada Oslo ee Caasimada dalka Norway.

Waxay reerka cusub ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii guurkooda ku nasta, kuna waara farxad iyo rayn rayn, rabina ku manaysto barwaaqada guurka, Illaahayna uu siiyo Ubad khayr qaba oo diintooda, dalkooda iyo Dadkoodaba Anfaca.

AAMIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here