Waxaa magaaladda Laascaanood lagu sameeyey taariikhda Calankii Soomaaliya kii ugu dheera ama adduunkaba.
Calankan oo maanta soo jiitay Indhaha Soomaaliya ayaan weli lagu dhowaaqin cabirkiisa saxda ah, waxaana siday dad aad u farabadan oo isdaba socday.
Sida Warar hordhac ahi sheegayaan Calanka ayaa loo soo dirayaa Caasimadda Soomaaliya si loo dhigo meelaha Taariikhda ama Madaxtooyadda.