Maleeshiyadda Magaaladda Hargeysa ee Muuse Biixi hogaaminayo ayaa maalintii 5aad Xasuuq xoogan ka wada Magaalada Laascaanood.
Tiknikadda lidka diyaaradaha ee Baabuurta saaran ayaa dumar iyo Caruur lala dhacayaa, kuwaas aakhirkii dhagax magaalada kaga saaray.
Dhimasho iyo dhaawac badan ayaa la soo sheegayaa.
DAAWO XAALADII UGU DAMBEYSA: