DAAWO HALGANKII LAASCAANOOD OO XOOGEYSTAY IYO SHACABKII OO LA XASUUQAYO

sawiro laascaanood2

Maleeshiyadda Magaaladda Hargeysa ee Muuse Biixi hogaaminayo ayaa maalintii 5aad Xasuuq xoogan ka wada Magaalada Laascaanood.

Tiknikadda lidka diyaaradaha ee Baabuurta saaran ayaa dumar iyo Caruur lala dhacayaa, kuwaas aakhirkii dhagax magaalada kaga saaray.

Dhimasho iyo dhaawac badan ayaa la soo sheegayaa.

DAAWO XAALADII UGU DAMBEYSA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here